Articles

Text Size

Guurtida Somaliland Ayey Taladu Maanta Ka Go’daa

Qofkasta oo muwaadin reer Somaliland ah meelkastoo uu joogo waxa uu aad uga tiiraanyoonayaa xaallada adag ee dalku galey bilahani u dambeeyey, gaar ahaan bishani barakeysan ee Ramadhan. Waxase amakaag iyo layaab weyn ku noqotey dad badan oo arimaha siyaasada xisbiyada dhexdhexaad ka ah, in ay dawladdu gacateedda ku burburiso kala dambeyntii iyo nidaamkii sharciga ku dhisnaa ee dalka u yaaley.

Posted In