Articles

Text Size

Fariintii beesha caalamku waxay aheyd xukuumad la,aan haku soo dhicina ee ma fahaney???.

Dadka siyaasada ka faaloodaa waxay ka fooliyaan mustaqbalka iyagoo tixraacaaya waxii markaa jira iyo wixii hore u dhici jiray taas macnaheedu mahaa in ay ogyiin mustaqbal lakiin waa odorasid bini,aadam waana wax uu ilaahey kumaneystay bini aadamka sidaa darteed ayaa loosameeyaa gobaa cilmibaadhista laguna gorfeeyaaa mustaqbalka nolosha bini,adamka guud ahaan sida cilmi baadhista dhaqaaale ama buls

Posted In