Articles

Text Size

Himilada Horumarka Qaybtii Koowaad: Caqabadaha Hortaagan Himilada Horumarka

Himilada Horumarka waa qormo taxane ah oon ugu tala-galay inaan ku lafo-guro aragtiday taaso bidhaaminaysa sida aynu ku gaadhi lahayn horumar dhamaystiran, dunidana aynu kula gor-gortami karno.

Posted In