Articles

Text Size

Aadan Siiro iyo Masaajidka Xawaadle!!!

Masaajidadu waa meelo dadka muslim ka ihi Illaahay ku baryaan kuna caabudaan.Waa Meelo laga faafiyo nabada,wada noolaashaha,is xaqdhowrka,dariswanaaga, islaamnimada fiican,iyo barashada diinteena,waligeedna masaajidadu ma ahayn meelo laga faafiyo cadaawad, nacayb iyo siyaasad.

Posted In