Articles

Text Size

Heshiiskii EU iyo Nuur Cade:Somaliya oo lala wareegay Gumaysi Cusubna Gashay, Akhri

Runtii waa nasiib darro haysata Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaana Madaxda Soomaaliyeed, kaddib intii dowladdii Soomaaliya bur burtay waxaa soo baxaya heshiisyo laga argagaxo oo dhammaantood ay ku saxiixan yihiin Masuuliyiin Magac iyo Darajo sare kulahaa Dowladii Milatariga.

Posted In