Articles

Text Size

Warbixin Xiiso badan: Faraqa u dhexeeya Dugsiyada Sare ee Uganda iyo Kuwa Dalkeena Somaliland

Waxaan Talo u soo jeedin lahaa Wasaarada waxbarashada ee Somaliland iyo inta jecel waxbarashada iyo horumarka in laga hawlgalo oo la isku taxalujiyo sidii loo furilahaa iskuulo badan.

Posted In