Articles

Text Size

14 Ka Reer Tog-Dheer Ee Dalka Wareerinaysa Aynu Isweydiino Kuligeen Maxay U Jeedaan?

Hargaysa Xildhibaan Muxumed Aw Axmed iyo Axmed Maxamud Diiriye (Axmed Gacan) ayaa sheegay qaybsanaanta ku dhacday Golahoodu inuu soo jiitamayay ilaa markii la magacaabay Saleebaan Maxamuud Aadan waxaanay ku eedeeyeen inuu u qaybiyay qolo qolo iyo kooxaysi taasoo aanay Golaha Guurtidu lahaan jirin wakhtigii uu Sh Ibraahim Golaha hogaamin jiray

Posted In