Madooneysaa Waxbarashada dalka Malaysia, mise Mala-doneysaa ehelkaaga
Adduunkaani aanu ku nool nahay waa uu hormaray oo sanadba sanadka ka danbaayaahi waa uu sii kobcaayaa, taasina waxaa u sabab ah wax-badan oo laga ogaaday Cilmiga. Soomaaliduse waxay tiraah-daa Aqoon La’aan Waa Iftiin La’aan, Maalin Alle keyno waxad arkeysaa in Balaayiin Arday ahi, ee u kalahaan Koobaha waxbarashada, sidoo kale taasi waxaa barbar-socda Nabadda macaan ay ku nool yihiin.
Aan u soo laabto dulucda maqaalkeygaan kor ku xusan, waxaa
jira kumaakun oo Soomaali ah oo u ciil qaba, waxbarasho dibadeed balse qaarkood
aanan aqoonin sida ay ku heli lahaayeen,
dadkaasi waxaa kamid ah dad si’aad u doonaaya waxbarashada ka jirta dalka Malaysia iyo iney wax ka ogaadaan sida lagu tagi karo dalkaasi,
hadaba waxaa Mahad iska leh Alle Sw, oo hawshaasi kuu fududeeyey oo haddii aad dooneysid
inaad wax ka ogaato waxbarashada dalkaasi Malaysia, waxaaba diyaar kuugu ah
Wariye Xasan Cadde inuu kaa haqabtiro Su’aal walbo oo aad oo aad dooneysid Jawaabteeda.
Hadaba haddii aad u baahi qabto la-xiriir Wariye Xasan Cadde oo wax-badan
joogay dalkaasi Malaysia, si’aad wax badan uga ogaato
waxbarashada dalkaasi Malaysia,
iyo qaabka lagu tagi karo.
Kala xiriir: aqoon114@hotmail.com
ama aqoon114@live.com
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58























codsi
aniga oo ah c/kariim saxardiid cabdi waxa aan ku noolahay somalailand gaar ahaan magaalada burco waxa aan doonayaa in soo qabto jaamacad malaysia ah markaa waxa aan rabaa in la iga caawiyo sidaa aan u soo tagi karo iyo waxyaalaha la rabo in aan ka digtoonaado ............
xog waraysi
a/c walaale wan kusalamay salan kadib walaale waxan donayaah in aan wax ka ogaado waxbarashada wadanka malaysia gar ahaan kuliyada computer science walaale waxan ubahnahay in aad xog badan iga siiso tayada waxbarashada ee kajirtah wadanka malaysia iyo si ugu fudud ee lagu imaan karo waxaad iga la soo xidhiidhaa imaylkan axmadgiir@hotmail.com
Wardoon
A/c walal waxan raba inan ku biro waxna kabarto UTM qaybta HEALH.hadaba maxa ila gudboon si an jamacada uga helo oglansho? Fadlan wixi fahfaahina iigu so dir Email-ka "isxaaq13@hotmail.com "
aqoon114
asc wr wb salaan kadib waxan doonaya walaal in aan wada xidhiidhno insha alaa waxan doonaya in aad iiga waranto waxbarashada wadankaad joogto gaar ahaan sayniska ok hadaba waxad igala soo xidhiidhaa iimaylkan abdi.abdilahi@yahoo.com wsc wr wb
aqoon114@hotmail.com
Post new comment