Golaha Guurtida waxaan Leeyahay "Gunnimmo Dhereg Leh, Gobanimo Gaajo Leh Ayaa Ka Roone"
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Allah ayaa mahad leh Nabi Mohamed Naxariis iyo Nabad galyo korkiisa ha aaato, Sida aan la wada socono waxa Fiintu dhex miranaysa Golaga Guurtida Somaliland oo iminka in mudo ah Khilaaf ba'ani kala keexeyay hadaba waxa haboon in lays waydiiyo meesha Khilaafkani salka uu ku hayo ama uu ka soo burqanayo.
Kala jabka ku yimi Golaha guurtida ayaa waxa uu ah mid so taxna ilaa maalinti mudo Kordhinta Xaraanta ah loo Sameeyay Mudane Rayaale Kaahin oo hadana kursiga ku fadhiya sharci aan la aqoon o la leeyahay waa 6 Qodob oo dibada laga wal-waalay
Hadaba Golaha guurtida maalinta ka dib waxa u Noqday 2 kooxood mabda'oodu aad u kala fogyahay laba kaxood ayaa waxa shacabka somaliland u kala yaqanaaan waaa
- Golaha xaqa u dirirka(oo ah Goalaha u hogaamiyo Saleeban Maxamuud Adan)
- Golaha Kiishka(oo ah Golaha laga soo dhaqdhaqaajiyo Qasriga Madaxtooyada)
Mudanayaasha Ay Hogaamiyaan Gud.Golaha Saleebaan Nuur iyo Gud. Gudi Hosaadka Dhugad oo ah kuwa xaq u dirarka waxaanu leenahay umadan idinka ayaa masiirkeeda gacanta ku haya haka daalina la dagaalanka Dulmiga Rayaale soo Maleegayo
Mohamed Hasssan XaleefHadii aan nahay shacabka somaliland Ee ku dhaqan Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa waxa inala Gudboon in aah Is garab taagno Golaha gurtida intooda xaq u dirirka ah sidii aynu isu garab taagnay Golaha wakiilada shalay marki ina Rayaale Qafilka ku dhuftay '
Waxa maanta ayaan daro ah in Qaybta 2aad ee kor ku xusan ee ka mid ah Golaha Guurtida ee Madaxtooyada laga soo Dhaqdhaqaajiyaa ay Gar iuo Gardaroba la Garab Taagan yihiin Rayaale
Waxase ay Hilmaameen in ay shacab Odayaal u yihiin oo looga baahna xaqa in ay umada u hor seedaan
Golaha Guurtida Qaarkood waxaad arkaysa in ay dantii ummad, sharaftoodi, Karaamadi ay lahayeen ka doorteen Shilimo Laaluush ah
Akhriste waxaad is waydiisa Masiirka Umada Odeygeedi Laaluush daba Ordaayo!
Allahayoow Sidii Roon
Somaliland Guul & Gobanimo
Mohamed Hasssan Xaleef
xaleev@hotmail.com
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58























Asaalamu calaykum waraxmadulaahi wabarakatu
wala wada kumahadsantahay figaradad qabatid waa na kula qabaah mahadasanid 4 iyo tobanka iyo boqolaka quranka kariimaka
Post new comment