Fanaaniinta Heesaha Copy-ga ah Qaada Joojiya oo Heeso aad leedihiin Qaada
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah bahda shabakadda somalilandinfo & axsaabta somaliland Ee sharafta badan ee qiimaysana fanka, waxaanu ugu baaqaayna fanaaniinta heesaha copy ga ah qaada joojiya oo coodkiina ha iska luminiina ee heeso aad lee dihiin midhahooda abwaanada u doonta fadlan, dalka america sharciga ka yaala ee fanka, fanaanka qaada hees anu la hayn waxaa lagu ganaaxa lacag ah $ 50,000 balse maanta inaga waxaa ina haysata mid la yaab leh dhabtii.
Taking and copying of music with out
permission is "music pirecy" and any
body coucht
doing so will be punished and/or
will pay fine of upto $ 50,000.us,Doll
Mudiir shevodinio has all the lyrics
and needed song,
so may Dear brothers
i urge you to stop "music pirecy"
and follow our steps,
mudiir shevodinio has already prepared
an albums which
consists love songs and praising songs
and that will "rub" the old ones
and this songs will be remembered
By this generation in this centuary
for shevodinio
should he select any artist then
definately that artist will be super star
thank u shevodinio mohammed ahmed "mudiir shevodinio"
thank u by jaw
hanandeeqa mahamoud abdi
s.y.n-eu office england
london uk
E-mail hanandeeqa@live.se
Related News
- Xukuumada Silaanyo oo Mar qudha Shaqadii ka Eriday Shaqaale badan oo Ku-Meelgaadh ahaa iyadoo Wax wargelin ah la siin : 2 Sep 2010 - 20:36
- Xidhiidhkii Itoobiya & Somaliland oo sii Xumaanaya iyo Xukuumada oo Dib-u-eegis ku samaynasa Jidka Isku Xidha Berbera & Itoobiya : 2 Sep 2010 - 20:29
- Taliyaha Ciidanka Booliska Laascaanood oo sheegay in Dilkii Lagu Khaarajiyey Taliyihii Asluubta uu ahaa Mid Aano Qabiil ah : 2 Sep 2010 - 20:07
- Ururka UDHIS oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay inuu Kaga Dhabeeyo Balanqaadyadii, haddii kale Cawaaqib Xumo ayuu la Kulmi : 2 Sep 2010 - 20:01
- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland oo ku Taliyay in laga Faa'ideysto Xooga Maxaabiista si loogu dhiso Xabsiyo Waa Weyn : 2 Sep 2010 - 19:51
- Arin la yaab leh oo ka dhacday Wadanka Somalia kadib markii ay Kooxo Ma Soomayaal ah & Kooxo Soomayaal ah uu dagaal dhexmaray : 2 Sep 2010 - 18:25
- Tony Blair oo Buug uu soo saaray ku sheegay inuu ka xun yahay dadkii ku dhintay dagaalkii Ciraaq! : 2 Sep 2010 - 01:17
- Al Shabaab oo soo Bandhigtey Askari kasoo goostay Ciidamada Sheekh Shariif : 2 Sep 2010 - 01:08
- Dhageyso: Gud. UDUB ee Gobolka Awdal oo ka waramay Xadhigiisii & inay qabanqaabinayaa Mudaaharaadyo looga soo horjeeda Xukuumada : 1 Sep 2010 - 17:25
- Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddida Baarlamaanka Britain : 1 Sep 2010 - 13:38
















walaalo hanandeeqa walaahi
walaalo hanandeeqa walaahi run aayad sheegtay maanta fanka waa la boobaya fanaaniintu heeso anay la hayn ayaay qaadan hoodo axmed maxamed
Post new comment