Calaamatu Su'aal baa saaran RIYAALE: Madaxweynuhu Miyaanu U Muuqan Nin Dalka kasii Alaab Urursanaya oo ka Amba-baxaya?
waxan salaamayaa warbaahina madaxa bannaan & ummadda somaliland meel kastoy joogaanba alsalaamu caleykum warraxmatullaahi wabarakaatuhuu, SALAAN KADIB waxaan ummadd reer somaliland ee sharafta badan ee dalkooda iyo qarannimadooda jecel oo aanay ku jirin kuwa nacabka iyo cadawga qarrannimada somaliland daba dhilifka u ah ee loo adeegsado burburka iyo iska hor keenka shacabka reer somaliland ee walaalaha ah kuwaasoo ah dad qaxooti ah oo dibadda laga keenay iyo qaar iyagu dalka gudihiisa jooga hase ahaatee carruurtoodii qaxootiga geeyay sababtoo ah
waxay doonayaan inay dalkan ka ridaan dagaallo sokeeye iyo xaalad abuur baahsan ka dib markii ay ogaadeen maqaamka ay ka taaganyihiin shacabka reer somaliland ee ku aaddan nacaybka iyo KARAAHIYADDA loo hayo maamulkan jahawareersan ee mucangagga ah ee dalka ka taliya ee uu madaxa ka yahay DAHIR RIYOOLE KAAHIN.
HADDAAN tusaale ahaan usoo qaato mid kamid ah madaxd ku sheegga dalka ee carruurtiisii qaxootiga qoray ee aan aaminsanay qarannimada iyo jiritaanka somaliland ee calaamatu su'aashu saarantahay waa MADAXWEYNAHA jamhuuriyadda somaliland dahir riyoole kaahin taasoo ah wax lalayaabo oo aanay wali adduunyada ka dhicin madaxweyne carruurtiisu iyo marwadiisuba qaxooti yihiin oo ay waliba kala joogaan
AFAR DAL oo kala ah:
- faransiiska
-ingiriiska
- imaaraadka
- somaliland
faransiiska waxa daggan qar kamid ah carruurtiisa ingiriiska waxa labo magaalo kala daggan wiil iyo gabadh imaaradka magaalada shaariqa carruurtiisa qaarbaa daggaan
marwadiisu waxay daggantahay magaalada DUBAI xaafadda ugu qaalisan caalamka taasoo lagu magacaabo AL JUMEERA waana meesha uu ku yaaloo aqalka dunida ugu dheer waana meel u gaar ah dadka maalqabeenka ah tusaale gaaban koobka shaahu waa konton 50$ doolaar cashadu waa saddex boqol $300 doolaar gaadhiga kiradiisu maalintii waa laba boqol oo doollaar 200$ isku soo wada duub reerka daahir riyoole bishii waxa lacag dhan konton kun oo doolaar $50'000 madaxweynuhuna wuxuu kalidii daganyahay hargeysa.
Waxaana ku baxa intaa in kabadan oo ah xoolihii ummaadda iyo shacabkii oo tabaalaysan iyo abbaaro ba'an oo dalkii ka jira tusaale ahaan waxa dorraato qaylo dhaan weyni ka soo yeedhay golka awdal oo ay ku dhufatay aabaaro iyo biyo la'aan baaxad leh oo ay dad iyo duunyoba ku dhinteen sidoo kale gobollada bariga somaliland oo taa tu la mid ahi ka taagan tahay muxu ina riyooleh uga hadli waayay hadduu madaxweyne dalka u yahay
- akhristow miyaanu ina riyooleh ahayn nin dalkan usoo shaqo tagay oo lacag ururisi ah?
- wali mamasheen ma aragteen madaxweyne reerkiisa mastaafuriya oo kalidii kunool qol madow?
- madaxweynuhu miyaanu umuuqan nin dalka ka sii alaab urursanaya oo ka ambaba baxaya ?
- sidayse u arkaan guulwadayaashiisu, dhuuni qaatayaasha, booli cunayaasha bilaa damiirka ah?
- maxse kaga jawaabi doonaan kiyaalkii maangaabka ahaa ee emailla wax kusoo malmalluuqi jiray?
SII RAFASHAD RIYOOLEH
rafashada riyooleh waxa kamid ah dhaleecaynta mujaahidiinta iyo madaxdii dalkan xoraysay ee sharafta badan taasoo macnaheedu yahay NIN QOYANI BIYO ISkAMA DHAWRO ka dib markay u caddaatay inuu meesha ka baxay oo gudo iyo dibadba laga nacay ka dib markii uu arkay inuu caalamku qaddiyadda somaliland kala xaajoonayo xisbiyada mucaaridka ah kulmiye iyo ucid ka dib markii ay dawladda adduunka ugu weyn ee mareykanku casuumad rasmi ah u fidisay madaxda xisbiga ugu weyn jamhuuriyadda somaliland ee kulmiyee taasoo ahayd guushii ugu weynayd ee dilamaasiyadeed ee abid gaadho qaddiyadda somaliland waxaana umarkhaati ah
sida foosha xun ee ay ugu kala qaybsameen wasiirrada somaliland kuwaasoo u kala jabay laba kooxood oo kala ah
koox ka xnaaqxday guulahaa waaweyn ee dalka iyo dadkaba usoo hoyatay oo aan rabin in dalka wax usoo kordhaan
oo uu hormuud ka yahay madaxweynuhu oo sas iyo dhaka faarka kaqaaday iyo waliba naxdin anfariir iyo khalkhal
iyo koox ku faraxday oo u arkay guulo usoo hoyday somaliland dal iyo dadba kuna hanbalyeeyay madaxda xibiga ummadda ee kulmiye kuwaasoo caddeeyay inay u tahay farxad weyn heerka kulmiye gaadhsiiyay qaddiyadda somaliland taasoo ay gaadhi waayeen maamulkan hadda jira iyo kuwii ka horeeyay mikoodna kooxda waaxa u hormuud ah muj abdilahi mahamad ducaale oo ah ninka kiliya ee xukuumadda ku jira ee aaminsan gooni isku taagga iyo qannimada somaliland
halka kooxda hore taa badlkeeda ku hafteen waxyaabo aanay garanahayn waxay ku danbayn doonto oo ah [AQLI LA' AABAA COL HODDAY] iyo waxyaabo aanay o geyn goor ay dhacay iyo goob ay ka dhacday toona taasoo ahayd markii lagu jiray halgankii dheeraa ee ahaa dib uxayntii dalkii la odhanjiray soomaaliya oo dhan mujaahid siilaanyo wuxuu kamadax ahaa ururkan dalka xoreeyay waqoobi iyo koonfurba k/xigeenkuna wuxuu ahaa nin udhashay koonfurta somaliya tusaale gaaban faqashey waxaan idin waydiiyay mujaahidkii weynaa
ee marna ahaa guddoomiyaha URURKA DHAQDHAQAAQA WADDANIGA SOOMAALIYEED EE SNM halkeed ku disheen muxuuse u halgamay miyaydaan wax qorin afkale iska iska daayoo afka somaligana aqoon
waa maxay micnaha SNM ? muxuuse wakhtigaa mucallimkiinnii SIYAAD BARRE odhan jiray marka uu adduunyada hubka waydiisanayo faqashey ?
maxaadse ummaadda ku xasuuqi jirteen siiba xasuuqii barbara ka dhaca siddeedanaadkii ee masuulka ka ahaa DAHIR RIYAALE KAAHIN ?
maxaa loogu xiniinya siibi jiray beelaha ku abtirsada ururka SNM jeelkii la odhan jiray GODKA ee u gaarka ahaa SNMta ee uu ka mas'uulka cabdillaahi cirro oo aan wali ka waantoobin ficilladiisii foosha xumaa ?
haddaba aniga oo og inaanay FAQASHTU su'aalahaa iyo CANAASIIRTEEDUBA iyo waliba kuwii weebabka wax ku qori jiray ee dhallaanka ahaa, WAXAAN jawaabta ka sugayaa akhristayaasha muwaadininta ah ee dalkooda iyo dalkoodaba danaynaya
Xusuusin goosashaada somaliland waxay ahayd 18/5/1991 inta ka hor majin wax la yidhaado somaliland taasina waa fariin ku socota nimankan mitidka ah ee ka kooban hadhaagii afweyne ee anbabaray karqudha iyagoo cidla jooga ee xaalkoodo noqday xagxagasho iyo ceebayn aa sal raadtoona lahayn.
wallillahil xamdu
KHADAR AQLI ALLAALEH
khadarsaw@hotmail.com
guddoomiyaha UDUB ISBADDAL DOON
ABU DHABI
UAE
Related News
- Xukuumada Silaanyo oo Mar qudha Shaqadii ka Eriday Shaqaale badan oo Ku-Meelgaadh ahaa iyadoo Wax wargelin ah la siin : 2 Sep 2010 - 20:36
- Xidhiidhkii Itoobiya & Somaliland oo sii Xumaanaya iyo Xukuumada oo Dib-u-eegis ku samaynasa Jidka Isku Xidha Berbera & Itoobiya : 2 Sep 2010 - 20:29
- Taliyaha Ciidanka Booliska Laascaanood oo sheegay in Dilkii Lagu Khaarajiyey Taliyihii Asluubta uu ahaa Mid Aano Qabiil ah : 2 Sep 2010 - 20:07
- Ururka UDHIS oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay inuu Kaga Dhabeeyo Balanqaadyadii, haddii kale Cawaaqib Xumo ayuu la Kulmi : 2 Sep 2010 - 20:01
- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland oo ku Taliyay in laga Faa'ideysto Xooga Maxaabiista si loogu dhiso Xabsiyo Waa Weyn : 2 Sep 2010 - 19:51
- Arin la yaab leh oo ka dhacday Wadanka Somalia kadib markii ay Kooxo Ma Soomayaal ah & Kooxo Soomayaal ah uu dagaal dhexmaray : 2 Sep 2010 - 18:25
- Tony Blair oo Buug uu soo saaray ku sheegay inuu ka xun yahay dadkii ku dhintay dagaalkii Ciraaq! : 2 Sep 2010 - 01:17
- Al Shabaab oo soo Bandhigtey Askari kasoo goostay Ciidamada Sheekh Shariif : 2 Sep 2010 - 01:08
- Dhageyso: Gud. UDUB ee Gobolka Awdal oo ka waramay Xadhigiisii & inay qabanqaabinayaa Mudaaharaadyo looga soo horjeeda Xukuumada : 1 Sep 2010 - 17:25
- Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddida Baarlamaanka Britain : 1 Sep 2010 - 13:38
















waar daahir riyaale cayda kadaaya waa madax ilaahay
waar heedhe waxan niyidhi maxad ku ku haysataan daahir iyo islaantiisa waar heedhe ilaahay yaa qorey inuu daahir madaxweyne noqdo waar soo maalaay siyaad bare ayaa idin habaarey waar heedhe waxad tihiin naago waayo waxad laxintantiin naagta daahir rayaale waar kuwiinan manaasihii ayaa gudhey oo maxaad ku keenteen naasaheeda inaad wax kasheegtaan waar heedhe ilaahy kabaqa oo qabiilka iska daaya waar maanta kafikira sidaad caruurta maanta soo koreysa aad aayo ugu samayn samayn lahaydeen ayaad ayaad qabiil ku beeraysaan waar heedhe iska daaya hadalka badan iyo faanka iyo walibana buunbuuninta talo kale malihidin ee daahir ayaad kadhamaan waydeen waan niga yaabney maxaad se doonaysaan makursi mise dagaal anigu nimaanan fahmin waar hadal iyo dhamaan,talo adaa ku noolee iyadu kuguma noola ayaan ni odhanlahaa , by maxamad cismaan sheekh cumar
Rayaale Iyo Hudda Aasa Kiish
Ninka Riyaale la yidhaa ee imika u ah madaxwaynaha somali land,horta wuxuu ahaa nin jooga xafiiska baasaboorada ee hargeysa markii aniga iigu dambaysay oo ahyd 1980 or 81 wakhtiyadaas ayey hayd,Islaantan uu imika qabo ee candhada kiisha leh ee iska dhigaysa boqoradda ilaahay ayaa boqor ahe iyada ayaa ugu wacnayd ii uu ka qayb galo dawladda somali land iyadoo u soo dawarsatay $10.000 oo dollar una soo bariday gabdho ay walaala ahaayeen oo joogay dibadaha, Sidaa darteed la yaab ma leh hadduu maanta ka iibsaday guryo dibadaha, lacagtuna lacag uu shaqaystay ma ahe waa xoolihii ummadda ee aakhiro xaguu tegi isagoo indhaha xafajo ku leh, Waxaan xauusutaa habeen habeenada ka mid ah isaga iyo naagta uu qabo xamar ayey ahyd waana sanaadkii 1985 in aan arkay iyagoo meel ay seexdaan raadinaya oo aan kharash haysan oo xaafad ay qol siisay hal habeen. Imikana waa is garan la.
siilaaanyo reeraha qaar haduu ka dhalan lahaa boqor ayey ka dhig
Siilaanyo hadduu reeraha kale ka dhalan lahaa waxa Walaahiya in la daldali lahaa ee Iidooroow dib isugu noqo intay goori goor tahay.
Odaygani wu idin soo iibiyay maalin aan maanta ahayn baydun garan doontaan.
Sudhe
Hargaysa.
siilaaanyo reeraha qaar haduu ka dhalan lahaa boqor ayey ka dhig
iloowshiiyo dhawaa idoor,waar ileen waa kuwii sayid ku sheegay ,sayidkii ayaa waxa la yiri waxaa u tagay niman daarood ah markaasay waydiiyeen su;aal oo waxaa ay yiraahdeen nooga waran isaaq sayidkii waxaa uu ku jawaabay.idoorku ninka isaaq ee ay ku yiraahdaan waa nacas iska ilaasha kaasa idin dilayee,nimankii ayaa waxaa ay yiraahdeen waayo waaba nacase wuxuu ugu jawaabay fariidkoodu iyagaba ma soo dhaafo. now you get my drift...FINALY ITS MY DUTY TO PAY MY RESPECT TO HIS EXCELLENCEY THE RIGHT HONOUREBLE MUJAAHID SIILAANYO.WHO LIFTED US WHEN WE WERE WEEK.HE GAVE US HOPE WHEN WE LOST OUR WAY,HE WAS OUR EYES WHEN BLIND...HE SAW THE BEST IN US AND LOOK WHERE WE RE TODAY............FREE AT LAST FREE AT LAST........
Post new comment