Safar aan la shaacin waxa ay ujeedadiisu tahey oo uu Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ugu kacitami doono
London, (sli)- Warar naga soo gaadhaya Magaalada Birmingham oo sheegaya Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo ay la socdaan safiiradaha Somaliland ee uu fadhigoodu yahey dalka Ingiriiska iyo Irland ayaa la sheegay in Axmed yaasin uu u imandoono inuu ka qaybgalo Shir ka dhaci doona Magaalada Birmingham lana filayo inuu ka soo qayb galo shirkaa Xog'haya Arrimaha Dibaddba ee Britain David Miliband iyo Gudoomiye David Cameroon oo ah xisbiga Conservativeka.
Hadaba Safarkan Madaxweyne ku xigeenka oo aan loo sheegin Saxaafada iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Ingriiska iyo Irland laakiin laga soo xigtay ama ku dhawaaqeen ilo diblomaasyadeed oo imika jooga magaalada Paris ee dalka faransiiska.
Somalilandinfo.com
London, UK
Related News
- Xukuumada Silaanyo oo Mar qudha Shaqadii ka Eriday Shaqaale badan oo Ku-Meelgaadh ahaa iyadoo Wax wargelin ah la siin : 2 Sep 2010 - 20:36
- Xidhiidhkii Itoobiya & Somaliland oo sii Xumaanaya iyo Xukuumada oo Dib-u-eegis ku samaynasa Jidka Isku Xidha Berbera & Itoobiya : 2 Sep 2010 - 20:29
- Taliyaha Ciidanka Booliska Laascaanood oo sheegay in Dilkii Lagu Khaarajiyey Taliyihii Asluubta uu ahaa Mid Aano Qabiil ah : 2 Sep 2010 - 20:07
- Ururka UDHIS oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay inuu Kaga Dhabeeyo Balanqaadyadii, haddii kale Cawaaqib Xumo ayuu la Kulmi : 2 Sep 2010 - 20:01
- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland oo ku Taliyay in laga Faa'ideysto Xooga Maxaabiista si loogu dhiso Xabsiyo Waa Weyn : 2 Sep 2010 - 19:51
- Arin la yaab leh oo ka dhacday Wadanka Somalia kadib markii ay Kooxo Ma Soomayaal ah & Kooxo Soomayaal ah uu dagaal dhexmaray : 2 Sep 2010 - 18:25
- Tony Blair oo Buug uu soo saaray ku sheegay inuu ka xun yahay dadkii ku dhintay dagaalkii Ciraaq! : 2 Sep 2010 - 01:17
- Al Shabaab oo soo Bandhigtey Askari kasoo goostay Ciidamada Sheekh Shariif : 2 Sep 2010 - 01:08
- Dhageyso: Gud. UDUB ee Gobolka Awdal oo ka waramay Xadhigiisii & inay qabanqaabinayaa Mudaaharaadyo looga soo horjeeda Xukuumada : 1 Sep 2010 - 17:25
- Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Guddida Baarlamaanka Britain : 1 Sep 2010 - 13:38
















BEENAHA LAGU QARAABTO
Doqon waloo oo walawayn qudhun wayn ah horta maxaa ku soo naanaabiyay websiteka xortu ku goolaaftamayso.
Bal kan iska dhigaya inuu Somaliland u dhashay ee fashilan eega ee safiirkayaga wax ka sheegaya isagoo uu SHARIIF madaxwayne u yahay.
Doqon yahay mar dambe ha soo hadal qaadin xorta ee orodoo ka carar yaanaan kaa marine,adigase markuu reerkiisa ka cararay miyuu ku soo maray.
Inuu walawayn yahay waxaa cadeeyay markuu sida uu weedhaha u dhigayo,waayo walawayn Illaahay afka waa ku dhibay ilay waa kukuuyee oo makala saari karaan xarafka Q iyo xarafka KH.
Markaa markuu leeyahay QARAABTO wuxuu u jeeday la socdoo QADHAABTO,marka uu leeyahay AQAS wuxuu u jeeday AKHAS.
Haddaba waxaan ku soo xidhay,HABARTII WALAWAYN U WAYNAYD IYO MAXALAAN KU DAMBAABAY WAALIDIINTII.
Sudhe
Hargaysa,Somaliland.
BEENAHA LAGU QARAABTO
WAXAA NASIIBDARO AH IN NIN AAN SAFIIR AAN U QALMIN CILMINA ULAHAYN IN SAFIIR LAGU SHEEGO KAN SAFIIRKA IRLAND ISKU SHEEGAYO MA LASOCOTAA IN UU YAHAY TAGSIILE IYO TURJUMAAN KA YAHAY XAAFADA CAMDEN GURIGIISIINA KAGA CARARAY DABA CARAR UU DABA CARARAYEY NIMANKAN SIYAASIYIINTA AH HALKAASOO UU NAAGIHII MEESHA IMANAYEY KU BARTAY LANA SAAXIIBAY KUNA OGAATEY XAASKIISA IMINKANA XAAFADA HOOYADII JOOGA WAXAA AYDAAN OGEYNSE IN MARXUUM CIGAAL UU SIDAA U DABA CARARI JIRAY MARKUU DHINTAYNA UU NAAGTII UU KA DHINTEY LASAAXIIBAY KADIBNA KADABA TIMID INGIRIISKA HALKAAS OO AY KU OGAATEY XAASKIISII IYADIINA DACWEYSAY TAASOO DOONEYSEY INEY ISDHIIBTO HALKAANA LAGU MUSAAFIRIYEY WAXAAN SE U SHEEGAYAA KAN UU MAANTA DABA CARARAYO WAXAAN LEEYAHAY KA ILAALI XAASASKIINA WAXAASA SAFIIRA AH AQAS,AQAS
Post new comment