Waligaa Mala Kulantey Qof Xirfad Dagaal kaaga badiyey oo 5 mar iyo 10 mar kula dhigey hadana aad soo taagan tahey

Text Size

Si fiican u Daawo Video-gan oo Fikradaada ka soo Dhiibo Dagaalkan ayaad filasaa oo uu kuula eg-yahey oo Niyadaada ku jira, Hadaba maanta oo ah Habeen Jimca ah Somalilandinfo.com waxey bal idin ogolaanasaa ama aysan idinka control-een Fikradahaaga Caloosha iyo Niyadaada ku jira ee ah:


Si fiican u Eeg Ninka Shaadhka CAD, siday Feedhka ugu dhacayaa...

1- Dagaalkan oo la mid ah: Faqashtii Wadanka laga eryey ee ay Dagaal yahaniintii SNM gacan bir ah iyo xirfad dagaal kaga eryeen oo wali Deerka, Gidaarada Somaliland sidii Wuxuushtii u soo taagan oo daandaansi ku haya Somaliland.

2- Dagaalkan oo la mid ah: Labadan Gudoomiye ee Xisbiyada Mucaaridka ee uu Xisbiga Udub kaga badiyey Doorashadii hore oo hadana soo taagan.

3- Dagaalkan oo la mid ah: Qof aad Aqoon iyo karti ka dheer tahey oo hadana finig-finig ka leh Gidaarada oo hadaad mar u dhaqaaqdo og in uusan waxba qabankarin.

4- iyo Wax alla wixii Niyadaada ku jira oo aad maanta soo ban-dhigi kartid, kuna soo ban-dhig halka Commentka ee Hoose.

Post new comment