Aamusnaanta Xukuumada Somaliland iyo Maxakamada GEN. Ali Samatar Qalinkii A. Gurey Gasiire
Waxaynu lasoconaa in dad shacab ah oo muwaadiniin ah ay wakhti dheer daba wadeen kiis ka dhan ah gacan kudhiigle ALI SAMATER kasooy kusoo ogeen gabood faladii iyo tacadiyadii uu ka galay shacbaka Somaliland sandii 1988kii oo uu xasuuq baahsan iyo gumaad shacab ka geeystey, gobalda Somaliland iyadoo mudadaas kiisakni socdey aan dadka dacwed soo oogayaasha ahi aaney wax tageero ah ka helin xukuumada kamsuulaka ah,shacbaka tacadiyadni loo geeystey hadaba waa maxay sababtu?
Jaawabtu su`aashan waxaynu sifudud u odhankaranaa,waa marka horee xukuumadan hada haysa talada dalkan ayaa waxay ubadan yihiin, dadkii iyaga laftoodu ahaa fuliyayashii, gabood faladan hada, sharciga lalatiigsanaayo, tasoo aaney jecleeyn
wad wadkeeda amaba se ka hadalkeeda waxanaa dhagaha maamulka madaxweyne riyaale iyo inata la arimisaaba aaney jecleyn kelmedaha waxbaa la xasuuqey iyagoo aan faham sananeyn in shacbaka S/LAND ay gudohooda iska samaxeen sandii 1991 shirkii burco,saamaxaadaasoo ku koobneyed gudaha shacbaka ama beelaha SLAND, tasoo ay danta iyo wada jirka SLAND ku jirtey,in shacbaka gudahoodu isasaamaxaan, wax walabana waxaa laga horu marinayaan danata dadkan iyo dalkan
ALI SAMATER
siyad bare iyo Cali samatarwaxuu ahaa iyo halkuu kaga jirey qof kastoo rer SLAND looma sheegayo waayo walaga wada dheregsan yahay kalintii aan gabashada lahayan ee uu ka geystey gabood faladii arxan darada ahaa,in manata maxkamd lataagana waa arin wakhtigedii kadib dhacdey oo hore loogu bahanaa,in sharciga lahorkeeno cid kastoo ku gafta xuquuqda bini aademka meelkastooy joogaan iyo xilkastooy hayaan, taasina waa sharci caalamiya, waayo hadii aan sas loo xakameynin waxaa howl yaraan tacadiyada masuul sameeyo ee uu ku sameeyo shacab ama rayid iyo cidaan waxba geysan,
TAAGEERO
waxaan aad iyo aad utaageeryaa cidkastoo ka shaqeysey ama soo diyarisey in lamaxkamadeeyo gacan ku dhiig layaashii umadan xasuuqey, waxaanan leeyahay waxaad wadaan arin xaq ahoo sida cadceeda u ifeysee,xaquna taageeradiisa isagaa watee howshaas wada oo haka hadhin , SAMATER iyo intii uu ku adeegan jireyba
A GUREY GASIIRE
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58























Post new comment