Daawo: Xaflad Lagu Sagootinayey Wefti Balaadhan oo uu horkacayo Safiirka Nairobi oo beri Dalka imandoona
Nairobi, (sli) - Wefti balaadhan uu horkacayo safiirka Nairobi oo beri subax aroornimo ka kacitimayo Airpor-ka Nairobi kana dagi doonta Madaarka Cigaal Internation Airport ee Caasimada Somaliland.
Weftiga oo ka kooban Safiir Maxamed indhabuur iyo Gudoomiye ku Xigeenka Barlamaanka Kenya Farax Macalin.



Weftigan oo wada raacayo hal diyaarad waxayna horkacayaan toban Xildhibaan oo ka tirsan "mp" member of parliament.



Safiirka Somaliland ee Kenya u fadhiya





"Safarada waa qeyb ka tirsan dowlada sirdoonkeeda xaq uma lihin in aan sheegno wax walba amniga awgiis.
Waxaa meesha ka maqneen oo weftiga raaci doona Saxaafada maxaliga ah oo kala ah KTN, NTV AND K24.
Xafladan weyn oo lagu sogootinayey Safiirka iyo Ku Xigeenka Barlamaanka oo ka qaybgali doona Xilwareejinta Mudane Daahir riyaale kaahin iyo soo dhoweynta Madaxweyne Ahmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ).
Waxaa ka soo qeyb galay Xafladan madax badan oo ka mid ah wakiilada safarada swizerland, Denmarka, protocolka usa iyo hay'adaha caalamiga oo kala ah iom, usaid, iyo donarska looyaqaan qaaraan bixiyayaasha.
Source: Somaliland Community in Kenya
Tabintii Jaalliyada Somaliland ee Kenya
Related News
- Xisbiga UCID oo si weyn u Canbaareeyey Muddo Kordhinta ay Kordhisteen Golaha Gurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland : 7 Sep 2010 - 18:42
- Mushaharka uu Qaato Madaxweyne Silaanyo & Ku Xigeenkiisa - Mushaharkii uu Qaadan jirey Madaxweynahii hore & Ku Xigeenkiisii : 7 Sep 2010 - 18:35
- Ciidamada Sheekh Shariif oo Maanta Wadada Marta Madaxtooyada Xidhay kadib markii aan Mushaharkoodii la siin : 7 Sep 2010 - 18:08
- Dagaaladii Muqdisho ka dhacay Labadii Todobaad oo ay ku dhinteen dad gaaraya 230 qof : 7 Sep 2010 - 17:48
- Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo Mudadii isku kordhiyey : 7 Sep 2010 - 17:21
- Golaha Guurtida oo laga hor akhriyay qoraal uu Madaxweynuhu kaga dalbanayo inay muddada ku kordhistaan iyaga iyo Wakiiladu : 6 Sep 2010 - 19:56
- Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub : 6 Sep 2010 - 19:47
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC : 5 Sep 2010 - 20:09
- Hambalyo Aroos: Boqor Jaamac Xuseen Yalaxle & Boqorada Caasha Axmed Jamac oo arooskodu kadhacay magaalada Burco : 5 Sep 2010 - 20:05
- Dallada Dhalinyarada SONYO oo Maanta Sameeyey Hawlgalo ku Dayasho Mudan oo Dadweynaha Hargeysa ay soo dhaweeyeen : 5 Sep 2010 - 19:22
















Post new comment