Dhageyso: Dawladda Britain ayaa soo dhaweysay xil kala wareejinta Somaliland
Adis Ababa, (sli) - Dawladda Britain ayaa soo dhaweysay xil kala wareejinta sida nabadda ku dhacday ee maanta ay xilalkii kula kala wareegeen Daahir Rayaale iyo Axmed Siilaanyo.
John Marrshall oo ah ku-xigeenka safiirka Britain ee Ethioipia ayaa sheegay in Somailand ay tahay rafiiq lala samayn karo iskaashi Dawladeed.

John Marshal, wuxuu sheegay in maanta ay tahay maalin muhiim u ah horumarka Somaliland, wuxuuna sheegay inay gabo-gabo u tahay xili dhiiri gelin leh oo ay soo martay dimoqraadiyada Somaliland. Marshal wuxuu sheegay in doorashooyinka Somaliland loo arko kuwo si xor ah ku dhacay, iyadoo xil wareejintuna ay ku dhacday si habsami leh.
Related News
- Xukuumada Silaanyo oo ka hadashey sameynta ay Somaliland ku leedahey dagaalka Galgala iyo Xildhibaanada ku Xidhan Borama : 8 Sep 2010 - 17:20
- Dadwaynaha Somaliland oo La yaab la noqotay Muddo kordhinta ay isku Kordhiyeen Golaha Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka : 8 Sep 2010 - 17:11
- 30 Suxufi oo ka hawlgala Warbaahinta Somaliland oo dhameystay Tababar ay Hayada Wadaniga WAAPO u qabatey : 8 Sep 2010 - 16:37
- Xisbiga UCID oo si weyn u Canbaareeyey Muddo Kordhinta ay Kordhisteen Golaha Gurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland : 7 Sep 2010 - 18:42
- Mushaharka uu Qaato Madaxweyne Silaanyo & Ku Xigeenkiisa - Mushaharkii uu Qaadan jirey Madaxweynahii hore & Ku Xigeenkiisii : 7 Sep 2010 - 18:35
- Ciidamada Sheekh Shariif oo Maanta Wadada Marta Madaxtooyada Xidhay kadib markii aan Mushaharkoodii la siin : 7 Sep 2010 - 18:08
- Dagaaladii Muqdisho ka dhacay Labadii Todobaad oo ay ku dhinteen dad gaaraya 230 qof : 7 Sep 2010 - 17:48
- Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo Mudadii isku kordhiyey : 7 Sep 2010 - 17:21
- Golaha Guurtida oo laga hor akhriyay qoraal uu Madaxweynuhu kaga dalbanayo inay muddada ku kordhistaan iyaga iyo Wakiiladu : 6 Sep 2010 - 19:56
- Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Xadhiga ka Jartey Dhisme Cusub : 6 Sep 2010 - 19:47
















Post new comment