Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland
Toronto, (sli) - Gobolada Sanaag iyo Sool oo ka dayriyey Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirkan oo ah Wasiir kasoo jeeda Gobol
Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub?
Maansha Allaah; Alleylehe Somaliland qayrkeed dhaaftay, kol haddii ay dalal badan oo wax isbidayey ay kaga horraysay, dhinacyada farxada, dimuqaraadiyada, xasiloonida iyo is-jacaylka.
Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland
Galgala, (sli) - Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag Maxamed Siciid Atam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii dhowaan kooxdiisu ku weerareen ciidamada Puntland, taasoo uu sheegay inay guul ka soo ho
Qurba Jooga Beelaha Gabooye oo Baaq U Diraya Hay'adaha Xaquuqal insaanka & Cambaareyn Kusocota J. Somaliland
Kitchener - Hadaanu nahey Qurba Joogta Beelaha Gabooye ee reer Somaliland waxaanu si kulul u cambaareyneynaa.
Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo
"Madaxweyne Sheekh Shariif xiligii uu la dagalameyey Cabdulaahi Yuusuf waxaa uu ka soo horjeedey Madaafiicda Ethiopia, hadana waxaa uu shacabkii u soo kireystey madaafiic" Boqor Buur-Madow
Akhriso Wasiirada uu Madaxweyne Silaanyo soo Magacaabey Qabiiladooda iyo Qabiilada aan lagu Darin Golaha Wasiirada
Waxaan halkan idiinku soo Bandhi- geynaa, magacyada golaha wasiirada ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Beelaha ay kala yihiin, tiarada wasiiradu waa 20 wasiir.
Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub
Boorama, (sli) - Tan iyo intii uu Madaxwayne Axmed Siilaanyo maalintii shalay ku dhawaaqay liiska golahiisa wasiirada ayaa waxa si wayn isku soo taraya falanqaynta ku aadan liiskaas oo ay dadka reer Boorama u falanq
Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday
Hargeysa, (sli) - Xisbiga Muacaridka ah ee UDUB oo ka Hadlay Aragtidiisa ku Wajahan Xukuumadda Cusub ee Axmed-Siilaanyo halka Xisbiga UCID oo ka gaabsaday inay xilligan ka hadlaan golaha wasiirrada madaxweynuhu magacaa
40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland
Ceerigaabo, (sli) - Ciidammo ka tirsan ciidanka qaranka ee jiidda gobolka Sanaag ayaa xalay fiidkii ka goostay ciidanka, kuwaasoo u baxsaday dhinaca Puntland.
Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana.
Banaabaxayaashan ayaa lulayay calamada Somalia, kuwaas oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah xukuumada, waxaanay tilmaameen in ay waayeen sedkoodii ay ku lahaayeen xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.
Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub
Hargeysa, (sli) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta shir guddoomiyay golihiisa wasiirada ee cusub, kuwaas oo uu shalay ku dhawaaqay.
Waxaa maanta ii daran Qaran dhamaa kii Dumaya!
Waxaan halkan aan ka salaamayaa, dhamaan ummada somalililandba iyo dhamaan ummada.
Wararkii
- 29 Jul 2010 - 10:50
- 29 Jul 2010 - 09:58
- 28 Jul 2010 - 13:29
- 28 Jul 2010 - 12:22
- 28 Jul 2010 - 12:02
- 27 Jul 2010 - 14:12
- 27 Jul 2010 - 13:52
- 24 Jul 2010 - 15:58
Sport News
Duuliyhii F16 Ee Soo Galbiyay Diyaaradii KLM ee Siday Ciyaartoygii Holland oo noqday Duuliyaha Sannadka
Maalintii ay taariikhdu ahayd 13July 2010 Duuliyihii waday Diyaarada dagaalka F16 ayaa ku raxaaysatay soo galbintii Diyaaradii KLM ee wadanka Holland laga leeyahay ee siday ciyaartoygii Holland iyo madax sarsare ee kuwaas ka qayb galay Koobk
Koobka Kubbada Cagta ee Darbijiifka ( Dibjiriinta ) Adduunka ee 2010 oo Ay Brazil marti galinayso
Tartanka Koobka kubbada cagta ee Dibjiriinta ( Darbijiifka) waxaa la qabtaa sannadkasta waxaana la aas-aasay sannadkii 2003dii.
Tartankii Kubada Cagta ee Borama oo Ciidamad Boolisku ka Joojiyeen kadib markii ay Mas'uuliyiintii dhexdooda is qabsadeen
Borama, (sli) - Tartankii kubada cagta ee ka bilaamay shalay garoonka kubada cagta ee Biroole.
Guddida Qabanqaabada FIFA oo kormeeraya Sagaal wadan oo ku tartamaya inay marti galiyaan KA 2018-2022
Wafdiga Xiriirka kubbada Cagta ee Fifa ayaa maalinta isniinta bilaabay u diyaargarowga kormeer guud oo ay ku marayaan wadamada marti galinaya Koobka adduunka ee 2018-2022da.
Tartanka Kubada Cagta Kooxaha Magaalada Borama Oo Ka Bilaabmay Garoonka Kubada Cagta Ee Abwaan Xasan Sh. Muumin
Borama, (sli) - Tartanka kubada cagta oo aad ay ugu oomanaayeen dhalinta ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa shalay galinkii danbe ugu furmay tartankaasi waxaana soo agaasimay gudida koobka xagaaga oo uu h
Shirka CARDIF ee FIFA iyo IFAB oo lagu soo qaadi doono Xaaladihii ugu dambeeyay ee KA2010 iyo Muranka Kamaradaha
Hay'adaha Fifa iyo IFAB ayaa isugu imanaya shir soconaya labo malmood oo lagu qabanayo magaalada Cardiff bishan lulyo 21-22da ee 2010.
Kooxda Manchester Utd ayaa Jadiidinasa Kontaraktiga Xidiga difaaca kooxda Bayern Munich Philipp Lahm
Philipp Lahm oo xulka Jarmalka kabtan u aha una hogaamiyay in dalkiisa kaalinta 3-aad ka galaan koobka adduunka ayaa waxaa si weyn ugu hanqal taagaya kooxo badan oo ka dhisan qaaradda yu
Daawo: Ciyaartoyga Dhawaanta Muslimka noqday Thierry Henry oo u Ciyaari doona Kooxda New York Red Bulls
New York, (sli) - Weeraryahanka wadanka Faransiiska Thierry Henry ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Maraykan ee New York Red Bulls. Xidigaan aya u saxiixay hishiis hal sanno oo ku kacay qiimo badan.
Soo dhowayntii Shacabka Holland: Annaga NO:1 ayaad noo tihiin
Shalay markay tariikhdu ahayd 13luulyo,2010 waxa ka soo degay Gegeda diyaaradaha ee Schiphol Amsterdam Airport.
10-kii Gool haye ee ugu heerka sareeyay Ciyaarahii Koonfur Africa oo lagu dhawaaqey
South Africa, (sli) - Ururka IFFHS ayaa kubaro ku kala baahsan 85 wadan oo dunida dacaladeeda ah weydiisay inay cod kusoo doortaan afarta Gool-haye ee ugu heerka sareeyay dunida.
Bogga Suugaanta
Maansadan waxaa layidhaahda Xilku Meerto Weeyaan waxaa midhaheeda curiyay Abwaan Cabdinaasir Axmed Muuse
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah bahda shabakaadda caalamiga ah ee somalilandinfo iyo asxaabta sharafta badan ee somaliland maansadan waxaa layidhaahda xilku meerto weeyaan waxaa
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta iyo Wariye Axmed Maxamed Shaqalle
Akhristayaashayada sharafta leh waxaanu leenahey meelkasta oo ay joogaan kusoo dhwaada barnaamij cusub.
Hal Ka Gunto Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaaliyeed by Abwaan Maxamed Maxamed Ibraahim Farxaan
Waxaan halkan aan ka salaamayaa, dhamaan ummada soomaaliyeed iyo somalililandba iyo dhamaan ummada, ku hadasha Afka Somaaliga iyo dhamaan madaalayaasha waa bahda saxaafadee.
Hammii-deeqa waa Maanso lagu Ammaanayo Hablaha Hoygooda Jooga ee Hidahii iyo Xishoodkii Haysta Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed
Marka hore waxaan idiin so dirayaa salaan qaali ah bahda shabakaadda caalamiga ah ee somalilandinfo iyo akhyaarta sharaafta badan ee Somalilandm maansadan waxaa la yidhaahda Hammii-deeqa waxaan ku ammaanaya hablaha hoygooda jooga
Gabeygii "Gobanimada Maandeeq" waxaa midhahiisa curiyey Abwaan cabdinaasir axmed muuse "cabdinaasir macalin"
Marka Hore Waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakaadda caalamiga ah ee Somalilandinfo iyo Axsaabta sharafta badan ee somaliland sida shacabka iyo madaxda dalkeena waxaad mudantihiin xusid iyo qadarin.
Tixdan la magac baxday Aargoosi waxaa curiyay hal abuurka da'da yar ee Yaxye Cabdi Cali (Yaxye Yeebaash)
Tixdan waxay soo baxday tixdu 19/6/210, Waxay tixdu iska mataalaysaa gabadh qiso dhaba oo gocasho le ay ku dhacday taasoo ay nin mudo soo hadli jireen dabadeed ninkii ay meel isla dhigeen inay is guursadee, markay is guurs
Daahfurka Diiwaan Maanseedkii Salaan Carrebey ee “Waar Tolow Colka Jooja!” by Yusuf-Shaacir
Taariikhdu markay ahayd Axaddii 13 June 2010 ayaa guriga dhaqanka iyo farshaxanka ee Oxford House, London; waxa lagu soo bandhigay buug cusub oo uu qoray abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Shaacir) oo la magac baxay “Waar
Dhageyso: Abwaan Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay oo Wareysi La yeeshay Abwaan Mustafe Sh Cilmi
Sweden, (sli) - Abwaanka Caanka ah ee Soomaliyeed Mustafe Sheekh Cilmi ayaa qaaq dheer u diray Shacbiga reer Somaliland kaas oo ku saabsan inay ku fara adaygaan nabadgelyadooda ayan doortaan cida ay u
Doorasho waa maanso cusub oo ka hadlaysa doorashada, dadkana ku guubaabinaysa inay doortaan ninka at dantu ugu jirto
Doorasho waa maanso cusub oo ka hadlaysa doorashada, dadkana ku guubaabinaysa inay doortaan ninka at dantu ugu jirto ee horumar gaadhsiinayaa, ninka kale ee xumaha la doonayana ay u diidaan codkooda Maansadiina waxay tirii.:
Dhambaal Somaliland waa Maanso uu midhaheeda curiyey Abwaan Cabdinaasir Axmed Muuse "Cabdinaasir Macalin"
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah bahda shabakaadda caalamiga ah ee somalilandinfo iyo asxaabta sharafta badan ee somaliland meel kasta oo ay joogan sannaadkana waxaaynu rajaynayna guul iyo doorashada oo si nab























Kasoo Qaybgal: Afkaarta Akhristayaasha
17 hours 6 min ago
23 hours 33 min ago
23 hours 34 min ago
1 day 3 hours ago
1 day 7 hours ago
1 day 9 hours ago
1 day 12 hours ago
1 day 16 hours ago
1 day 17 hours ago
1 day 20 hours ago