IMGadiid

Text Size

DOOD FURAN: Shirkada Dahabshiil Farogelin intee La'eg ayey ku haysaa Xukuumada Somaliland?

Somaliland Wax Go’ Lagu Qaado Ka Weyn, Dhaq- dhaqaaq- yada siyaasadeed ee Geeska ka aloosan iyo faragelinta weyn ee Dahabshiil.

Posted In

Isbedel ma jiro ee bedel ayaa la wadaa Qalinkii Ismail M Gadiid

Wacanoo wanaagsan dhamaan saxaafada u heeggan iney si siman bulshada ugu habto wararka iyo aragtiyaha bulshadu cabireyso, saxaafada aan cunsirada laheyn, ku cabudhinaya fikirka aanu raalida ka aheyn editor-koodu, dabeecadaasi oo beryahan ku

Posted In

Komishanka Doorashooyinka Juqa-Juqeynta Halaga Daayo Qalinkii Ismaciil Maxamed Gadiid

Waxaad moodaa inay bilaabantay Uffadii juqa-juqeynta Komishanka Doorashooyinka, taas oo kaga imanaysa taageerayaasha Axsaabta qaranka, waxaa xusid mudan in ayna jirin haba yaraatee sabab ay shacabku ku saluugaan Komishanka waay

Posted In

Mucaaridkii ugu Nasiibka badnaa uguna Ayaanka Darnaa Qalinkii ISMAIL M GADIID

Wacanoo wanaagsan, akhriste waxeynu qormadan ku faaleyn doonaa wacyiga iyo wayaha siyaasadeed ee geeska Africa, haa oo waa mucaaridkii ugu nasiibka badnaa mucaaridka hada ka jira Jamhuuriyada Somaliland sababtoo ah waxey ku soo beegme

Posted In