Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Text Size

Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ee Doorashada Madaxtooyada ee 2010 Qaybtii 2aad by Abdi M.Saleiman (Mingiste)

(Cadaalad Xumida, aqoon yaraanta iyo dafiraada Calanka Somaliland waxaa si buuxda looga arki karaa Bogga 1aad ee Barmaamujka Xisbiga)

Posted In

Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye ee Doorashada Madaxtooyada ee 2010 Qaybtii 1aad by Abdi M.Saleiman (Mingiste)

(Waxaan akhriyey barmaamulka ololaha Doorashada ee Xisbiga Kulmiye, kuman arag haba yaraatee wax aad is idhaahdo dalka iyo dadka ayaa faaiido ugu jirtaa, wuxuuna u eg yahay, qoraalo luqado kale laga soo turjumay, laga soo minguuriyey)

Posted In

Somaliland ma Awoodo Wax Saddex Xisbi ka badan Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Xisbi wuu riyoon karaan, way ku ololeyn karaan, koox gaar ahan wuu kula heshiin karaa, laakiin runtu waxay tahay Somaliland, ma awoodo, tamarna uma hayso wax saddex Xisbi ka badan, sida anigu aan aaminsanahay saddexda ayaaba culays weyn

Posted In

Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland!!! Qaybtii 2aad

(Mucaaridku haddii ay Qabyaalad, kala qaybin, Eexasho, ku ololeeyaan, kursigana ku raadiyaan, wa-ayo cida ay ku xukumi doodaan Qaybyaalada?)...

Posted In

Mabaadiida Qarsoon ee Mucaaridka Somaliland!!! Qaybtii 1aad

(Mucaaridka Somaliland ma kala yaqaanaan Dalka, Dowlada, Dowladnimada, Dimuqraatiyada, Doorashooyinka, danta guud, danta gaar iyo doonista dadka ).

Posted In

Go'aanka Guddiga Doorashooyinka deg-deg-baa ka muuqda! Qalinkii Abdi M.Saleiman Mingiste

(Waxaynu la wada soconaa in Doorashooyinku dib u dheceen marar hore, waxaynu wada ognahay sababihii ay dib ugu dhaceen Doorashooyinkii hore, waxaynu ka wada dhereysanahay wixii ka dhacay dib u dhicii hore ee Doorashooyinka).

Posted In

Qaadka Qadhaadhkiisa Macaanaa! Qaybtii 6aad Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq,waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa”!!.

Posted In

Ka joog Jabuutaay!!: Jidka Siyaasadeed ee ay Jabuuti ku socoto xilligan Qalinkii Abdi M.Saleiman (Mingiste)

(jidka siyaasadeed ee ay Jabuuti ku socoto xilligan, wuxuu u muuqdaa mid u horseedi kara, dhibaato balaadhan oo aanay Jabuuti qaadi Karin, waxaana u fiican in shacabka iyo Xukuumada reer Jabuuti ka fiirsadaan)

Posted In

Qaadka Qadhaadhkiisa Macaanaa! Qaybtii 5aad Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq,waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa”!!

Posted In

Qaadka Qadhaadhkiisa Macaanaa! Qaybtii 4aad Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq,waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa!!}”.

Posted In

Qaadka Qadhaadhkiisa Macaanaa! Qaybtii 3aad Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq,waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa!!}”.

Posted In

Maxaa looga jeedaa Israel ayaa Somaliland Aqoonsanaysa? Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Israel waa dal ka mid ah wadamada xorta ah awooda badan, waxna aqoonsan kara, lehna saaxiibo markiiba ku raaci kara, waana ka mid caalamka ay Somaliland ka sugayso aqoonsiga).

Posted In

Qaadka Qadhaadhkii Macaanaa! ( Qaybtii 2aad) Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq, waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa”!!.

Posted In

Burburkii Qaran illaa Qoys- Qalinkii Abdi M.Saleiman (Mingiste) Qaybtii 9aad

(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa ka balaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah).

Sababihii keenay burburka:-

Posted In

Mashruucii Donald Payne oo bilowday!! Qalinkii Abdi M.Saleiman(Mingiste)

(Hadalka ka soo yeedhay Xidh. Nac-Nac wuxuu hordhac u yahay, mashruucii dhowaan laga soo qaatay- Donald Payne, ee loogu tala galay in lagu waxyeeleeyo Somaliland)

Posted In

Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald payne! Qalinkii Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC –NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen, isna waa sidaas oo kale).

Posted In

Xisbiga UCID oo u kala qaybsamay kooxo Siyaasad ahaan aad kula fog Qalinkii Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Mudo dheer marka aad maqasho magaca Xisbiga UCID,waxaa markiiba maskaxdaada ku soo dhici jiray,shaqsiyaad gaar ah amase qaar ka mid aasaasayaashii Xisbiga UCID,sidoo kale waxaa kugu soo dhici jiray erayo siyaasadeed oo iska soo horjeeda,qurba joognimo iwm.

Posted In

Burburkii Qaran illaa Qoys- Qalinkii Abdi M.Saleiman(Mingiste) Qaybtii 8aad

(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iy

Posted In

Markaad akhrido Qorshaha wax qabad ee uu soo bandhigay Xisbiga UCID, waxaad markiiba dareemasaa waayo Aragnimo la,aan

(Qoraalka kuma arag wax dhaafsan erayada ay ka mid yihiin:-SUGIDA-TAYADA-KOR U QAADISTA-HORUMARINTA-AAS-AASKA GUDDIGA-DARYEELKA-BULSHADA,shaqsiga qoraalkan qorayna wuxuu u muuqdaa QURBE joog aan waxba kala socod xaalada dalka iyo dadka Somaliland)

Posted In

Baaq Samafal ah: Ogow in ay Taageeradada ay sugayaan Caruur badan oo AGOON ah oo aan haysan waxa ubadkaaga Haysto

Marka hore Somalilandinfo waxaan halka idiinka soo gudbinaynaa salaan iyo mahadnaq qaali ah, anagoo idiinka mahad celinayna sida aad markasta noogu daabacdaan baaqyada BAAQ SAMAFAL ah, waxaan filaynaa in anaga iyo idinkaba AJA

Posted In

Qabiilku waa dhalasho, marba Qabiilkaad doontana ma noqon kartid

“Qabiilku waa isu taga xaymo amase kooxo dad ah oo wadaaga isir, caado ,af,,dhaqan iyo dhul u gaar ah,”

Posted In

Xisbiga UDUB ayaa Somaliland isu-haya! Qaybtii 1aad

Sidu Udub dhexaadku isugu hayo Aqal Soomaaliga, ayaa Xisbiga UDUB-na u yahay Udub-dhexaadkii isu hayey shacabka reer Somaliland,laakiin dad badan ayaan weli taas fahmin.

Posted In

Burburkii Qoys ilaa Qaran - Qaybtii 7aad by Abdi M. Saleiman (Mingiste)

Sababihii keenay burburka: Marka aad doonayso in aad sharaxdo amase qeexdo sababihii keenay burburka ku dhacay Soomaaliya, waxaan qabaa in uu dhaafay xadkii sababo loo yeeli lahaa.

Posted In

Muranka Xisbiga UCID waa jiraa! Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Waxaa beriyihii ugu dambeeyey jiray mudaran ka dhex aloosmay shabakada wararka ee Qarannews iyo xisbiga UCID oo ka mid ah saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland.

Murank ayaa waxaa uu ka bilowaday ka dib markii shabakada Qararnnews ay daabacday 23.11. 2009 faalo ay ugu magac dartay “Khilaafka hadheeyey Xisbiga UCID iyo burbur ku soo wajahan Xisbiga”.

Posted In

Burburkii Qoys ilaa Qaran - Qaybtii 6aad by Abdi M. Saleiman (Mingiste)

Sababihii keenay burburka: Marka aad doonayso in aad sharaxdo amase qeexdo sababihii keenay burburka ku dhacay Soomaaliya, waxaan qabaa in uu dhaafay xadkii sababo loo yeeli lahaa, Waxaa aad u dag halka laga bilaabayo, cida ka m

Posted In

Guddiga Doorashooyinka ee Cusub way ka tayo iyo tamar liitaan kuwii ka horeeyey!!

(Weli lama hayo G/Doorasho oo sax ah, balse xaalku wuxuu marayaa,waar yaa mar uun Doorasho noo qabta, mana jirto cid ka fekeraysa dhibka ka iman karta hadii aan la helin G/Doorasho sax ah).

Posted In