Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Text Size

Xisbiga UDUB ayaa Somaliland isu-haya! Qaybtii 1aad

Sidu Udub dhexaadku isugu hayo Aqal Soomaaliga, ayaa Xisbiga UDUB-na u yahay Udub-dhexaadkii isu hayey shacabka reer Somaliland,laakiin dad badan ayaan weli taas fahmin.

Posted In

Burburkii Qoys ilaa Qaran - Qaybtii 7aad by Abdi M. Saleiman (Mingiste)

Sababihii keenay burburka: Marka aad doonayso in aad sharaxdo amase qeexdo sababihii keenay burburka ku dhacay Soomaaliya, waxaan qabaa in uu dhaafay xadkii sababo loo yeeli lahaa.

Posted In

Muranka Xisbiga UCID waa jiraa! Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Waxaa beriyihii ugu dambeeyey jiray mudaran ka dhex aloosmay shabakada wararka ee Qarannews iyo xisbiga UCID oo ka mid ah saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland.

Murank ayaa waxaa uu ka bilowaday ka dib markii shabakada Qararnnews ay daabacday 23.11. 2009 faalo ay ugu magac dartay “Khilaafka hadheeyey Xisbiga UCID iyo burbur ku soo wajahan Xisbiga”.

Posted In

Burburkii Qoys ilaa Qaran - Qaybtii 6aad by Abdi M. Saleiman (Mingiste)

Sababihii keenay burburka: Marka aad doonayso in aad sharaxdo amase qeexdo sababihii keenay burburka ku dhacay Soomaaliya, waxaan qabaa in uu dhaafay xadkii sababo loo yeeli lahaa, Waxaa aad u dag halka laga bilaabayo, cida ka m

Posted In

Guddiga Doorashooyinka ee Cusub way ka tayo iyo tamar liitaan kuwii ka horeeyey!!

(Weli lama hayo G/Doorasho oo sax ah, balse xaalku wuxuu marayaa,waar yaa mar uun Doorasho noo qabta, mana jirto cid ka fekeraysa dhibka ka iman karta hadii aan la helin G/Doorasho sax ah).

Posted In

Burburkii Qoys ilaa Qaran - Qaybtii 5aad by Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah).

Posted In

Shuruudaha laga doonayo xubnaha noqonaya Guddiga Doorashooyinka Somaliland!!

Si muranku u yaraado, si loo helo Doorasho xaq iyo xalaal ah, si aanay markale dib ugu dhicin howlaha Doorashooyinku, waxaa fiican in cid kasta oo soo xulaysa xubin guddiga ka mid ahi ay ogaato,tixgelisana shuruudaha laga rabo shaqsiga

Posted In

Qadhaadhkii Macanaa!! ( Qaadka 1aad)

(Qaadku dhadhan ahaan waa geed qadhaadh, marka aad qaniinto qoriga u horeeya “Qaaaq,waar bahalku caawa qadhaadhaa” balse wax yar ka dib waa wax macaan. “Waar bal xabad kale ii dhiib caawa bahalku macaanaa!!)

Posted In

Maxaa looga jeedaa mudo kordhinta? Abdi M. Saleiman (Mingiste)

(Habka Dowladnimada ayaa waqtiga mar kasta loo kordhiyaa, ee ma aha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka in xilka loo kordhinayo).

Posted In

Go,ankii Golaha Guurtida (Dadba wada helyoo daad wararac baan nidhi”

(Go,aankii Golaha Guurtida ninba si buu u macnaystaye anigana sidan ayuu ila muuqdaa,Xilka Madaxweyna iyo Madaxweyne ku Xigeenku wuxuu ku egyahay,maalinta Doorasho dhacdo,bil ka dib ), Guurtidu waa Gole shaci ah,goaanada ay soo saarana waa sharci.

Posted In

Waar hooy shacbkoow yaanay idinka dumin nabada aad haysataan NIN fasax dalka ku joogaa

Waxaan la yaabanahay !! (Waar hooy shacbkoow yaanay idinka dumin nabada aad haysataan NIN fasax dalka ku joogaa, ogaada wuxuu haystaa BAASABOOR, oo beri markuu intuuidinka DUMIYO ayuu idinka DUULAYAAYE)

Posted In

CODSI SAMAFAL: Caawi Agoonta Somaliland

Ma doonaysaa in aad ifka iyo aakhiraba liibaanto?
Ma doonaysaa in in ILLAHAY ku siiyo ajar fara badan.?
Ma doonaysaa in ILLAHAY guri kaaga dhiso Janada.?
Ma doonaysaa in ILLAHAY kaa xijaabo dhibaatooyinka faraha badan .?

Hadii jawaabtaadu “HAA” tahay fadlan ka qayb qaado
QAADHANKA- CARUURTA AGOONTA AH .

Posted In

Waraaq furan:- Talooyin kooban oo aan isleeyahay waa ay haboon tahay in xilligan in si gaar ah loo tixgeliyo

Ku:- Guddiga Doorashooyinka Somaliland.

KU :-Xukuumada Soamaliland

Ku:- Saddexda Xisbi Qaran Somaliland

Ku:- Golaha Guurtida Somaliland.

Ujeedo:-Mudo dheer ha la kordhiyo Xilliga Doorashada Madaxtooyada.

Posted In

“hadalada kasoo yeedhay G/Baarlamaanka waxay la mid yihiin weerar lagu soo qaaday Dimuqraatiyadii & Qarannimada Somaliland”

War- saxaafadeed - “hadalada ka soo yeedhay Golaha Baarlamaanka Somaliland waxay la mid yihiin weerar lagu soo qaaday laguna burburinayo Dimuqraatiyadii iyo Qarannimada Somaliland”.

Posted In

Dhibaatada Golaha Baarlamaanka Somaliland haysataa waxay dhamaan kartaa marka la helo?

(Sideedaba haddii aad maqasho cid leh, fara gelin ayaa nalagu hayaa, culeys baa nala saar, shaqadayada ha naloo daayo, waxaa markiiba kuu cadaaneysa in cidaasi aanay ahayn cid ka adag amase gudan kaarta shaqadii loo dirtay).

Posted In

Dowladnimadii – Dimuqraatiyadii iyo Deganaantii Somaliland Mucaridkaa Duminaaya!!!...

“Doorasho Doonimayno- Dowladana loo kordhin mayo Daahir Riyaale-kursiga ha ka dego-Dibadbax baa dhici doona-Dagaal baa dhici doona -Dalka soo anagu ma lahin – Dowlad wada jir ah yaanu rabnaa iyo Daahir Riyaalle yaa ergo Diiday!!!.Er

Posted In

Burburkii Qaran illaa Qoys Qaybtii 4aad Maxaa Burburay?

(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo, balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin, burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah)

Posted In