Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Text Size

Habeenka Imtixaanka iyo Hamiga Ardayda Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Hargeysa, - Waxaa mahadda iska leh ilaaha uumay khalqiga kiisa wanaagsan iyo kiisa xun ee inagu manaystay jawharka qaaliga ah iyo ilayskaan damayn(islaamka) waxaana ammaan iyo wanaag u sugnaaday Nebigeenii, sayidkeenii, hogaamiy

Posted In

Bani'aadamka wuxuu Wakhtigiisa ku Lumiyaa Barashada Culuumaha kala duwan iskumana Dayaan inay wax ka Bartaan Guurka

Idinka nixin maayo oo ma odhanayo ninba ha u dhawaanina, ragana idikuma dirayo waayo lama kala maarmayo waana abuurka Ilaahay in jinsi kastaaba ka kale uu tabo waxaanse leeyahay waxaad martaan oo aad barataan sida uu islaamku

Posted In

Bani'aadamka wuxuu Wakhtigiisa ku Lumiyaa Barashada Culuumaha kala duwan iskumana Dayaan inay wax ka Bartaan Guurka & WAAJIBKISA

Hargeysa, Somaliland - Talooyinkaasi way ku anfacayaan goor iyo ayaanba, hadaad ka dhigato hage iyo hiraalkii aad u mari lahayd noloshaada, waxaan aniguna idiin soo jeedin lahaa in aad ogaataan inay noloshu tahay geedi taasi oo ku

Posted In

Qisadii Nebi Yuusuf (cs) & imisay Gabadhu u samri kartaa inuu ka maqnaado ninkeedu? Qaybtii 4aad by Abdilqani Haji Ali (Albanna)

Nebi Yuusuf (CS) waan ka warhaynaa dhibaatadii jinsi ahaaneed ee soo wajahday iyo sida uu uga samato baxay, waxa uu ahaa yuusuf mid ku sugan dhalinyaranimada meeshii ugu wanaagsanayd, raganimada bilawgeedii, markaasay doontay oo a

Posted In

Guurso Ama Gaashaamo Muhiimada Guurka Qaybtii 3aad Qalinkii Abdilqani Haji Ali(Albanna)

Soonka: Soonka sunnaha ah oo uu badiyo qofku waxay siinaysaa awood uu isku qabto oo uu Ilaahayna ka baryo inuu ku dhaco sinada iyo danbiyada la halmaala, qofka sooman Ilaahay ducadiisa wuu ka aqbalaa, Nebi

Posted In

Guurso Ama Gaashaamo Muhiimada Guurka Qaybtii 2aad Qalinkii Abdilqani Haji Ali(Albanna)

GUURSO: Dhalinyarta kii lacag haysta (Ilaahay ha u barakeeyee) ee awooda inuu guursado, naftiisu ay raali ku tahay inuu guursado, damiirkiisuna dareensiiyo guurka waxaa ku waajib ah inuu guursado yaanuse la sugin wakhti.

Posted In

Guurso Ama Gaashaamo Muhiimada Guurka Qalinkii Abdilqani Haji Ali(Albanna)

Guurku waa aasaaska nolosha bini, aadamka, Reebitaanka taranka iyo dharginta shahwada bini’aadmiga ah ee uu Ilaahay ku abuuray, iyo sidii loo maarayn lahaa. U jeedooyinka guurkuna waxay iskugu soo ururaan arrimahan:

Posted In

Sirta ku Soohan siddeeda Maarso Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna

Waxaan ku bilaabayaa magaca Ilaahay waxaana ammaan iyo salaam u dirayaa Nebigeena Muxamad(nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha haatee), hooyooyinkii muuminiinta, saxaabadii sharafta lahayd iyo intii ku raacday hanuunka.

Posted In

Maamulitaanka Wakhtiga by Abdiqani Haji Ali (Albanna)

Waxaa mahad iska Ilaahay uumay ee unkay khalqiga kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, Ilaaha ay nimcadiisa ku dhamaadaan wanaagyadu waxaa kaloo ammaan iyo sharaf u sugnaatay macallinkayagii, hogaamiyahayagii, tusaalahayagii, xabii

Posted In

Gabadha Gobta ah Q3aad Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

(( “Waxaa ugu sugan Qisadooda waano kuwa Caqliga leh, mana aha Sheeko la been abuurtay waase rumayn wixii ka horreeyay iyo caddaynta wax kasta iyo Hanuunka iyo Naxariista ciddii rumayn xaqa”)) (Yuusuf:111)

Posted In

Gabadha Gobta ah Q2aad Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Gabadha gobta ah way garaad durugsan tahay oo ay garasho dheertahay, waxay hadiyo jeer ku tahay waxbarashada horseed waxaad arki iyadoo cilmigay dugsiga ama jaamacadda ka dhiganayso ku qoto dheer haday tahay, caafimaad, ganacsi, shar

Posted In

Gabadha Gobta ah Q1aad Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Waxaa mahadda iska leh Ilaaha uumay khalqiga kiisa wanaagsan iyo kiisa xun ee inagu manaystay jawharka qaaliga ah iyo ilayskaan damayn(islaamka) waxaana ammaan iyo wanaag u sugnaaday Nebigeenii, sayidkeenii, hogaamiyaheenii, macalink

Posted In

Sideen ula Noolaanaa Quraanka Qaybtii 2-aad by Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Waxaa is waydiin leh side ayuu ku gaadhay Cumar darajadaa ah fahanka qotoda dheer leh ee uu Quraanka ku dhugtay, Waxaan walaal jeclaan lahaa inaad 4tan qoddob aan isla eegno-iyadoo aanay ahayn intan oo kaliye balse ay jiraan habab fara bad

Posted In

Sideen ula Noolaanaa Quraanka Qaybtii 2-aad by Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Imikana aan eegno sida uu Nebigu (nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee) saxaabadii iyo intii ku raacday wanaagu ay u dareemeen Quraanka macnihiisa oo ay ugu celcelin jireen aayadda saamaysa.

Posted In

Sideen uga Faa'iidaysanaa Tobanka danbe ee Ramadaan

Ilaahay waxa uu na siiyay fursad qaaliya, wakhtiguna wuu ordayaa , durba waxaan madax la galnay tobankii danbe oo nasiib wanaag ku bilaabmay habeen jimce ah, Ilaahayna fadligiisa ha ina siiyo, haddaan u soo daadago jawaabta mawduuca waxaa

Posted In

Sideen ula Noolaanaa Quraanka by Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

((Waa Bisha Ramadaan ee la soo dejiyay dhexdiisa Quraanka, isagoo hanuun dadka u ahiyo caddayn hanuun iyo kala bixin (xaqa iyo baadilka) ee ruuxii jooga(nagi) ha soomo, ruuxiise buka ama safar ah,waxaa saran maalin kale, wuxuu idinla dooni

Posted In

Ramadaan waa Fursad Nafta lagu Badali karo

Ilaahay sarreeya waxa uu siiyaa dadka fursad wanaagsan sanad walba waana fursad uu ugu talogalay inay naftooda seeteeyaan oo ay baraan samirka, dulqaadka, iyo cibaadada, waana fursad uu qofku naftiisa ku layliyi karo si uu u sameeyo is bad

Posted In

Duruusta iyo casharka laga faa, idayo - "Xusitaanka Dagaalkii Beder" Qaybtii 3-aad

Waa Darsigii taxana ahaa ee Xusitaanka Dagaalkii Beder iyo xafiduhu llaahu Qoraagii caanka ahaa ee Abdilqani Haji-Ali (Albanna) oo inoo soo gudbinaya Guulahii islaamka, Haddaba akhriste ka faa'ideysi wacan.

Posted In

Duruusta iyo casharka laga faa, idayo - "Xusitaanka Dagaalkii Beder" Qaybtii 2-aad

Waa Darsigii taxana ahaa ee Xusitaanka Dagaalkii Beder iyo xafiduhu llaahu Qoraagii caanka ahaa ee Abdilqani Haji-Ali (Albanna) oo inoo soo gudbinaya Guulahii islaamka, Haddaba akhriste ka faa'ideysi wacan.

Posted In

Duruusta iyo casharka laga faa, idayo - "Xusitaanka Dagaalkii Beder"

Sannnadkii 2aad ee hijriyada 17kii ramadaan waxaa dhacday dhacdo masiirka bini;aadmiga soo noolaysay, dacwadana kor uqaaday, wax kastoo guul dhacday iyo furasho kastoo la sameeyayna waxay ka soo shidaal qaateen Dagaalkaa wayn ee uu

Posted In

Duruusta iyo casharka laga faa, idayo Fatxu Makka

Waxa ku jirta furashada Makka faa,iidooyin iyo duruus fara badan waana ta la inooga baahanyahay hadiyo goor inaan fahanno, waayo dhacdaba waxay wadataa cajaa,iib iyo khibrado, taariikhduna way isa soo celisaa, wixii manta dhacayaan

Posted In

Furashadii Makka Qaybtii 4-aad Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Wuxuu amray Rasuulku (SCW) Bilaal inuu koro kacbada oo uu eedaamo iyadoo Quraysh madaxdeedu maqlayso, eedaankaasina waxaa ku jirtay sir ah in Bilaalkii lagu cadaabi jiray AXAD AXAD uu manta si toos ah ugu dhawaaqayo ALLAAHU AKBAR i

Posted In

Furashadii Makka Qaybtii 2-aad Qalinkii Abdilqani Haji-Ali (Albanna)

Waxaanu Rasuulku baxay isagoo ay weheliyaan 10,000 isagoo ku degay ((Mura Dahraan)) waxaanu dhexda kula sii kulmay inaadeerkii Abii Sufyaan Binu Xaarith Binu Cabdi mudalib markaasuu ka jeedsaday dhibaatadii ay ku hayeen intii uu

Posted In