saeed hussein
Mahadnaq aad iyo aad u sarraysa ayaan u dirayaa Somalilandinfo.com
Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Waxa aan salaantaa Islaamka ee qaaliga ah,u dirayaa Shebekadaha sida joogtada ah u daadeheeynayey casharradii Adduunka iyo Kownka,oo kala ahaa Somaliland info, Togaherer, Oodweyne news, h
Cashirkii Taxanaha ahaa Qiyaamaha iyo Xisaabta Qaybtii 47-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Qiyaamaha iyo Xisaabta: Adduunkan ama Kownkan Alle subxaana watacalaa,waxa uu ugu talagalay, oo u qoondeeyey waqti go'an, ka dib marka waqtigaasi gebgeboobo, waxa la gaadhayaa nihaayadii iyo dhamaadkii caalamka, waa Qiyaamaha, oo dhama
Cilmi Nafsi ama Cilmiga Nafta (psychology) by saeed hussein
Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu Waxan salaantaa qaaliga ah u tebinayaa Bahda Somalilandinfo iyo Akhristayaasheeda. "Cilmi Nafsiga ama Nafta Cilmigeeda (psychology)"
Cashirkii Taxanaha ahaa Xaalka Kufaarta Adduunka iyo Aakhiro Qaybtii 46-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Weynihiis nin caasiyey, Waallidu la wacan tahay, Waddadii xaqa ahayd, Weeydaartey oo tegey, Wiil raga ismoodaya, Wadaamaha dulmiga iyo, Wisikhnimo ku faanaya, Washeeysi weeye kaasiye, Waa weyrshe indha la'e.
Shareecada Islaamka Cashirkii Taxanaha ahaa Qaybtii 45-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Distoor waa ka Eebbee, Daayinow Illaah baa, Dunidaa abuuroo, U dejiyey nidaamoo, Doc kastaba dhameeyee, Dastuurkuu Isagu dhigay, Debec iyo wanaagga leh, Wax kastaba duntiisiyo, Dariiqiisa loo maro, Dayactiray habkoodoo.
Cashirkii Taxanaha ahaa iyo الجهاد في سبيل الله - Jihaadka Xaqa ah Qaybtii 44-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Jihaadka xaqa ah: Jihaadka dar Alle loo galo ee xaqa ahi waa ka Alle ogol yahay ee loo jideeyey muslimiinta, ma aha mid khilaafsan sida diintu inoo dhigtay ee ay ina bartay.
Cashirkii Taxanaha ahaa iyo Walaalnimad Islaamka Qaybtii 43-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Dhab waxaa walaalo ah, Kuwa iimaanku uu dhigay, Qalbigood u dhaadhacay, Ku dhibcoo ka hawlgalay, Ka dhamaaday daxalkee, Aanu dheehu saarnayn, Ama aan laguba dhalin, Ee dhabbahaa ku toosnaa, Waalidkii ku dhaatee, Barbaarinta u
Qisaska Quraanka - Cashirkii Taxanaha ahaa- Qaybtii 41-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Qisaska Quraanka: Quraanku waa qawlkii Illaahay, oo Alle ku soo dejiyey Nebigeenna, nabadgelyo iyo naxariisi, korkiisa ha ahaatee, quraanku wuxu koobsanayaa dhamaan caqiidada iyo iimaanka,iyo qaanuunka iyo xeerka Alle u dejiyey insa
Waalidka iyo Xaqiisa - Cashirkii Taxanaha ahaa- Qaybtii 40-aad by Saeed Ibrahim Hussein
Habaar waalid iga hay, Haye mooye maan odhan, Hiif wax laga dareemee, Allaa igu hanuuniyey, Hilin toosan oo sax ah, Haybad waxan ku leeyay, Hibadiyo ayaankaba, Waalidkaa had iyo jeer, Ii hibeeya duco oo, Intaa ila horjoogee, Hagar
Aayadaha Illaahay iyo ku cibro qaadashadooda - Cashirkii Taxanaha ahaa- Qaybtii 39aad by Saeed Ibrahim Hussein
Aayadaha Illaahay iyo ku cibro qaadashadooda: Caqliga, maanka, miyirka, maskaxda, garaadka, damiirka, qalbiga, laabta: intaasi waxa ay keenaan garashada, fekerka, xiska, dareenka, fahanka, iyo go'aanka, ama qaraarka.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Shaydaanka - Qaybtii 37aad by Saeed Ibrahim Hussein
Shaydaanka:Shaydaanku waa cadaw cad,oo Insaanku leeyahay,Alle ayaa inoo sheegay, oo inooga digey, waana in mar walba, la iska naaro, oo Alle laga magan galo:.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Hanuunka iyo Taqwada Eebbe - Qaybtii 32aad by Saeed Ibrahim Hussein
Hanuunka iyo Taqwada Eebbe: Hanuunku waa u hoggaansiga dhamayska tiran,ee qofku u hoggaansamo, waxa diinta Islaamku farayso, waa ka xorowga qofku ka xoroobo, wax kasta oo aan Islaamku farin, waa qofka oo waxa
Mahad celin iyo Shukri-naq: Differece between Somali Language & English Language (Comparison studies) by Saeed Ibrahim Hussein
Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Salaantaa, Islaamka, ee qaaligq ah, iga wada guddooma, salaam ka bacdi waxan jecelahay, in aan idiin soo gudbiyo mahadcelin ku saabsan sida wanaagsan,ee sharafta lah,
Differece between Somali Language & English Language(Comparison studies) by Saeed Ibrahim Hussein
Somali Language is recognized as one of the Afro-Asiatic Language family,specially Hamatic group where it's member of Cushitic languages which containing Oromo, Afar, Saho, Sedamo..etc,
Cashirkii Taxanaha ahaa: Xijaabka - Qaybtii 31aad by Saeed Ibrahim Hussein
Xushmada iy sharaftaba, Xijaabkaa u Aabbe ah, Xijaabka xidhashadiisaa, Xaqa siiya dumarkoo, Xarragiyo wanaagiyo, Xasillooni degganida, Xurmaynta waajibaadkiyo, Xeerka Alle ku toosnaan, Xalaal weeye qurux badan, Xi
Cashirkii Taxanaha ahaa: Maalka iyo Ubadka - Qaybtii 30aad by Saeed Ibrahim Hussein
Ubadkiyo maalkuba, Muxibada adduunkiyo, Macaankiisa weeyoo, Macbuudkii ku siiyaa, Mahad looga celiyaa, Maamulkuu ku yidhi raac, Maaraynta gaarka ah, Marinkaa ku toosnow, Masuqmaasuq xumihiyo.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Cibaadada - Qaybtii 29aad by Saeed Ibrahim Hussein
Cibaadada ninkii xoojiyee camalfalkeed raacaaya, Ciiddan intuu ku sii baaqi yahay waa casiis mudane, Cimriguna markuu go'o jannuu cidhifsanaayaaye, Cidda Eebbe qudha ka cabsataa way cuddoontahaye, Kalsoonidu inay camiri wa
Cashirkii Taxanaha ahaa: Markhaatiga ama Maragga - Qaybtii 28aad by Saeed Ibrahim Hussein
Markhaatigu musuulyad weeye, Mawlaa ku arkee ha moogaan, Maal ha ku doonin maalmo ah, Mid aad is xigtaan ha miinayn, Malab baad is leeday mutaysii, Hayeeshee meleg baad u miiqay, Oo hooy mahlakaad ku riixay.
Cashirkii Taxanaha ahaa: (الولاء والبراء) Alwalaa walbaraa - Qaybtii 27aad by Saeed Ibrahim Hussein
Addoonkii Islaamee, Allihii adeecee, Amarkiisa raacee, Aayadaha Quraankiyo, Axaadiiska sunnihana, Adeegsada ku dhaqankood, Adduunkanuu ku noolyiyo, Uumiyaha ku beeranba, Aragtidiisa ku fidshee.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Toobadda ama Toobad keenka - Qaybtii 26aad by Saeed Ibrahim Hussein
Adigoo aan dhaadeyn, Haddii qaladba kaa dhaco, Waa inaad sidii dhab ah, Uga dhiidhidaayoo, Denbi dhaaf ka dalabtaa, Waa la dhaafi doonaa.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Sadaqada - Qaybtii 25aad by Saeed Ibrahim Hussein
Sadaqada baxsada oo, Sahayda iyo xoolaha, Aad siiso baahane, Inay ku safayso mooyee, Saxar kaama lumisee, Derejooyin sare iyo, Ajar bay ku siisaa, Sifadii Rasuulkiyo, Waa samo barwaaqee.
Cashirkii Taxanaha ahaa: Amaanada iyo Daynta - Qaybtii 24aad by Saeed Ibrahim Hussein
Waxa Ummad kasti leedahay dad ku caan baxa aaminnimada oo marka amaanada laga hadlayo la soo xusuusto, inta badan dadka muslimiinta ahi way ilaaliyaan Amaanada oo way ka soo baxaan waajibkeeda laakiin Gaalada.
Sannad wanaagsan 1431 Hijri Happy New Year
Sannad wanaagsan Sannad khayreed Sannad barwaaqo iyo nabadeed, sannad cibaado, Waxa Alle subxaana watacaalaa u dejiyey Kownkan nidaam uu ku socdo,wax kasta waxay leeyihiin, nidaan u gaar ah, muddada iyo waqtiga waxa Alle ka dhigay mid
Maxaad ka Garanasaa Sifooyinka Gaalada, iyo Dhaqamadooda? - Qaybtii 23aad by Saeed Ibrahim Hussein
Sifooyinka kufaartiyo, Saancadaale gaalo ah, Sarta haddaan ka qaadoo, Kuu sargooyo qaabkood, Sidaas weeye baad odhan, Sarreeyow Illaah bay, Saluugeen jidkiisii, Sadbursiinyo iyo dhawr, Shaydaanka siiyeen.
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58
























Kasoo Qaybgal: Afkaarta Akhristayaasha
17 hours 1 min ago
23 hours 28 min ago
23 hours 29 min ago
1 day 2 hours ago
1 day 7 hours ago
1 day 9 hours ago
1 day 12 hours ago
1 day 16 hours ago
1 day 17 hours ago
1 day 20 hours ago