mohamed dhiirane
Xasuus: 30-Kii January 1984 Duqeyntii Borama iyo Firxadkii Siyaad Bare
Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran, Dadku nabad ayey ku waaba
Saddex Waraabe iyo Lax: Markii Xaaladii Siyaasadeed ee Somaliland Murugtay Dhiirane Muxuu ku sifeeyey?
Maqaalkani waxa uu soo baxay ugu horeystii Sept/2007, Waxaana u saadalin u ahaa hanaanka siyasadeed ee S/Land ku socota anigoo soo qaatay sheeko ku saabsan Lax iyo Saddex Waraabe oo ku heshiiyey inay dhaqdaan laxda hase yeshee ay suurageliweyday ugu dambeystii. Taso soo ugu dambeystii colaad hor leh iyo dhib aan hore ujirin u keentay in Habar Waraabe ay is beegsadaan.
Related News
- Gobolada Sanaag iyo Sool oo Diidan Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Somaliland : 29 Jul 2010 - 15:45
- Dhanxiir Muxuu ka yidhi Xil la kala wareegi Rayaale iyo Silanayo & Wasiirada cusub? : 29 Jul 2010 - 13:22
- Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u Qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii Puntland : 29 Jul 2010 - 13:13
- Boqor Buur-madow oo Madaxweyne Sheekh Shariif ugu baaqey inuu iskaga dego Xilka maadaama uu shacabka u soo Kireystey Ciidamo : 29 Jul 2010 - 11:54
- Reer Boorama oo Saluugay Saami Qaybsiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub : 29 Jul 2010 - 10:50
- Xisbiga Udub oo Ka Hadlay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Cusub Halka Ucidna Ka gaabsaday : 29 Jul 2010 - 10:44
- 40 ka mid ah Ciidmada Somaliland iyo Gaadiidkoodii oo ka Goostay Somaliland una gudbay Puntland : 29 Jul 2010 - 10:37
- Mudaharaad aad loo soo Abaabulay lana garaneyn cida soo Abaabushey oo lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub Calankii Soomaaliyana. : 29 Jul 2010 - 10:15
- Madaxweynaha oo magacaabey Xil Cusub, Lana Dardaarmey Wasiiradiisa Cusub : 29 Jul 2010 - 09:58
- Taliyihii Qaybta Boliiska ee Gobolka Sool oo Xilkii ku Wareejiyey Taliye Cusub : 28 Jul 2010 - 19:58
























Kasoo Qaybgal: Afkaarta Akhristayaasha
16 hours 51 min ago
23 hours 17 min ago
23 hours 19 min ago
1 day 2 hours ago
1 day 7 hours ago
1 day 9 hours ago
1 day 12 hours ago
1 day 16 hours ago
1 day 17 hours ago
1 day 20 hours ago