Abdifataah Mohamed Ahmed

Text Size

Siday u Madowdahay uma Rajo Xuma!: Rayi uruurin aan ugu kuur galay in aan wax kaga ogaado Quruxdu waxay tahay

waase runtii wax aad loo wada jecel yahay, erayga quruxna waxaan filayaa in uu yahay mid miisan ku leh nolosheeena waayo macnaha loo adeegsado awgeed.

Posted In

Daaraha Aamusan: waxa loo noolyahay ma aha in la dhinto keliya, ujeedada la inoo abuurayna ma aha in aynu dhimano keliya

Bili'aadmiga oo qudha ahi ma dhinto, laakin wax kasta oo naf ku jirto ayaa dhinta, waxa loo noolyahayna maaha in la dhinto keliya, ujeedada la inoo abuurayna maaha in aynu dhimano keliya, laakin waa in aynu gudano waajibaad adoonimo dhab

Posted In

Wisdoms of the week by Abdifataah Mohamed Ahmed Ceelaabe

Vote today for better tomorrow, A leopard cannot change it is spots, You can lead a horse to water, but you can’t make it drink, Facts don’t go away if you just ignore them, Out habits will either make us or break us.


Posted In

Sheeko:- Dharka Askarta Qalinkii Abdifataah Mohamed ahmed

Wey la yaabanayeen kooxdiisu markii uu lahaa waxan jecelahay in aan ciidanka ku biro, fikirkiisaasi ah in uu ciidamada wadanku yeelanaayo ka mid noqdaana wuxu ahaa mid marka dhinacyo badan laga eego maskaxdiisu ay ku qancisay, wuxu dhage

Posted In

Saaxiibo Hore: waa qoraal ku siinaya weji ka mid ah waayaha nolosha saaxiibtinimo iyo sida nolosho loo soo dhaweysto

Noloshu waa sida beer la beeraayo oo kale, waa mid u baahan in lagu wajaho casharo, waayo aragnimo, diin, akhlaaq iyo dadnimo intaaba isugu jira, beer kastaba waxa laga goostaa midho la mid ah, xagga dhadhanka iyo muuqaba kuwii lagu rida

Posted In

Soo Dhaweynta iyo Siyaasiyiinta Dalka: Markuu Madaxweynaha soo noqdo ma loo soo dhaweyndoonaa sidii Gudoomiyaasha Mucaaridka?

Hargeysa, Soo dhaweyntu waa mid ka mid ah arimaha xooga iyo miisanka ku leh siyaasada wadankasta, waxana lagala soo baxaa hadba sida dadku u ogol yihiin ama u diidan yihiin madaxda wadankaasi.

Posted In

Ninkii Dameerkiisii Lumay iyo Jawaabtii uu ka bixiyey Qalinkii Abdifataah Mohamed ahmed

Mar kale iyo qiso qosolkeeda leh, turjimada laga bixin karana aan u dhaafayo akhristaha, Sheekooyinka aad maqlayso ee maaweelada iyo qosolka ka qeyb qaataa ma yara, inkasta oo aad moodo intooda badani in ay sidaan fariin sarbeeb ah.

Posted In

Maxaa kala qabsaday Mudalabkii iyo Ninkii Hudheelka soo galay? Qalinkii Abdifataah mohamd ahmed

Sidaan sheeko ku maqlay,waxa la yidhi nin baa soo galay hudheel, si uu cunto uga dalbado, naftiisana u baahi tiro, wuxuuna dabadeed u yeedhay inankii mudalabka ahaa ee hudheelka ka dhex shaqeynaayey, wuxuuna ku yidhi MAXAA YAALA,

Posted In

Dharka Dugsiga: Somaliland iyo hirgelinta xidhashada direyska Qalinkii Abdifataah Mohamed Ahmed

Qofka aqoonta leh, marka uu wax baranaayo iyo marka uu waxbartaba waxa uu leeyahay ama lagu arkaa astaamo iyo sifooyin caan ah oo lagu garto, kuwaasi oo dhamaantood waxbarashada iyo tacliinta uu dhexgalay ay wadato.

Posted In

Jidka Wadnaha iyo Caruurta Dibadyaalka ah Qalinkii Abdifataah Mohamed Ahmed

Cirkay huwadaan oo dhulkay gog,ladaan waana sidii cali qaawane miidhan, waxaanay nolosha kala kulmeen waayo iyo duruufo dibada ugu saaray tubta toosan iyo nolosha dhabta ahba.

Posted In

Fahanka Siyaasadda iyo Siyaasiga by Abdifataah Mohamed Ahmed

Waxa jirta xikmad tidhaahda ”you understand a play only when you have performed”, Waxa kala duwan sida qofku u heysto ama ka aaminsan yahay marka uu shaqada dibada ka joogo iyo wejiga ay yeelan karto marka uu guda galo.

Posted In