Suldaanka guud ee Bahabar Celi Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo Sheegay In Laga Been Abuurtay

Text Size

Suldaanka guud ee Bahabar Celi Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo Sheegay In Laga Been Abuurtay

Hargeysa, (sli)- Suldaanka Guud ee Beelaha Bahab-Celi Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal ayaa si weyn ugu gacan saydhay maqaal Dhawaan lagu sheegay inuu ku saxeexan y

Posted In